Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

Ku soo dhowaada SomaliGroups

Ka baro shabakada SomaliGroups, noocyada kala duwan ee Kumbuyuutarada,kuwaasoo u kala baxa bilow ilaa iyo dhamaad. Waxaad ku baran doontaan casharada kala duwan ee cilmiga Kumbuyuutarka..hadii aad baratid cilmigan waxaa hubaal ah in aad Heli doontid mustaqbalka, shaqooyinka ugu wanaagsan ee cilmiyada Kumbuyuutaraadka. Shabakada SomaliGroups waxaa ku jira casharo kala duwan, sida casharada qoraalka, fiidiyoow iyo download. oo aad ka heli kartaan. Casharada ugu danbeeya isla markaana aad ka heli kartaan softweerada loo isticmaalo barashada cilmiga Kumbuyuutarka. Sida aad la socotaan wax walba oo SomaliGroups ku jira waa bilaash, xitaa waxaan ka joojinay google ads ama xayeysiinta shabakooyinka La geliyo, si aan ardeyda wax baraneysa u lumin feejignaanta. Hadaba waa maxay sababata SomaliGroups ay u sameysay shabakadan afka hooyo - waxaa jirta maah maah soomaaliyeed oo la yiraahda { Waari Meyside war hakaa haroo } Taasoo macnaheeda uu yahay - weligaa bar wixii lagu soo barey.adigoo og wanaaga waxbarashada. Mar walba waxaan diyaar u nahay in aan gacan idinka siino wixii cusub ee ku soo biira cilmigan muhiimka ah. Aad ayaan idinku mahad celinayaa - abaalka keliya ah ee aan idinka doonayo waa in aad wax ka barataan SomaliGroups


Welcome to Somali-Groups

Learn with SomaliGroups If you believe that the information technology industry is one of the biggest employers today, you are right of course! Interesting, well-paying jobs in the IT sector are definitely on the cards for candidates with the right skills and attitude. .And that's where SomaliGroups comes in. SomaliGroups is a well established IT skills training website and we have been training a diverse range of students around the world successfully for the last five years.

Waxaa nagala soo xiriiri kartaa

Info@youniscadde.4t.com